waxaa tababar diirada lagu saarayay kobcinta awooda fulinta ee maaraynta meertada mashaariicda oo ay iska kaashanayeen xafiiska qorshaynta DDS, Mashruuca PACT iyo Geedisocodka qorshaynta xafiiska beeraha DDS. Waxaa tababarkan kasoo qaybgalay dhamaan agaasimada iyo madax waaxeedyada xafiiska beeraha & shaqaalaha mashruuca PACT.











