Waxaa maanta Magaalada Jigjiga ka qabsoomay Shirka Dib-u-eegista Mashruuca DRDIP-II, kaas oo diiradda lagu saaray waxqabadkii mashruuca...
BoA r
Wasiirka Xafiiska Beeraha ee DDS, Mudane Cabdullaahi Maxamed Muuse, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maayarada magaalooyinka ee deegaanka,...
Waxaa maanta magaalada Jigjiga ka furmay shir lagu aas-aasayay Golaha isbaddalka Beeraha ee Deegaanka Soomaalida (Somali Regional...
Daraasad lagu ogaanayo wax- soo-saarka Dalagyada.Wuxuu xafiisku soo diray Khabiiro kasocda waaxda, waxsoosarka iyo ilaalinta dalaga,waxey sameyeen...
Wasiirka Xafiiska Beeraha DDS, Mudane Cabdullaahi Maxamed Muuse, ayaa kulan la yeeshay guddoomiyeyaasha 11-ka gobol ee deegaanka....
waxaa tababar diirada lagu saarayay kobcinta awooda fulinta ee maaraynta meertada mashaariicda oo ay iska kaashanayeen xafiiska...
Wasiiirka Xafiiska beeraha DDS MUDANE: ABDULAHI MAHAMED MUSSEIyo shaqaalaha xafiiiska beerahaWaxay tacsi tiiranyale u dirayaan shacabka Deegaanka...
waxaa si rasmi ah looga bilaabay goosashada qamadiga xilliga gu’ga ee Gobolka Liibaan, gaar ahaan degmooyinka Qarsaduula...
Xafiiska Beeraha Dowladda Deegaanka Soomaalida, isagoo kaashanaya mashruuca Climate Resilient Wheat Value Chain Development (CREW) Project, ayaa...
Wasiirka xafiiska Beeraha oo ay weheliyaan deeq bixiyayaasha mashruuca PACT iyo qaar ka mid ah wasaaradaha dalka...
