Wasiiirka Xafiiska beeraha DDS MUDANE: ABDULAHI MAHAMED MUSSE
Iyo shaqaalaha xafiiiska beeraha
Waxay tacsi tiiranyale u dirayaan shacabka Deegaanka Soomaalidda.
Waxay uga tacsiyeeynayaan geerida Halgamaa Xaaji Cali Shucaac oo maanta tiisii u timid. Xaaji Cali Shucaac wuxuu ahaa Halgamaa iyo Sugaanyahan waddani ah oo qayb laxaadle ka qaatay halgamadii shacabkeenu ku raadinayeen xuquuqdooda. Naxariistii janno alle ha ka waraabiyo Xaajiga, dhamaan shacabka Deegaanka Soomaalidda ee uu ka baxay, eheladda iyo qaraabadana ilaahay Samir iyo Iimaan ha ka siiyo…
ِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

