Daraasad lagu ogaanayo wax- soo-saarka Dalagyada.
Wuxuu xafiisku soo diray Khabiiro kasocda waaxda, waxsoosarka iyo ilaalinta dalaga,waxey sameyeen nidaamka casriga ah ee lagu qiyaasayo waxsoo sarka dalagyada kala
duwan waxaana laga fuliyay gobolada Fafan, Sitti iyada oo la adeegsanayo habka sample plots,waxeyna kasoowar bixiyeen noocyada dalaga beeran Xiliga Guga waxayna qiyaas kusameeyen saraca lagafilayo inuu kasoo go,o hectarkiiba,
(yield perhectar) Sidoo kale khabiiradu waxay wacyigalin iyo taagero farsamo siiyeen beeralayda kafaa iidaysanaysa beeraha xiliroobadka karanta.





















