Exclusive
Si Looga Maarmo Ku Tiirsanaanta Gacan Shisheeye, Xukuumadda DDS oo Aagga Degmada Haroorays ka Beertay 1,500 Hektar
Xafiiska Beeraha DDS ayaa daahfuray diwaangelinta Aqoonsiga Qaranka (Fayda) ee ka faa’iidaystayaasha mashruuca PSNP-5 iyo beeralayda kale.
Xafiiska Beeraha Dowlad Deegaanka Soomaalida, isagoo kaashanaya Mashruuca Horumarinta Silsiladda wax-soosaarka Qamadiga ee U Adkaysata Isbeddelka Cimilada (CREW Project), tababar laba maalmood soconaya oo lagu xoojinayo awoodda ganacsiga abuurka, iyadoo si gaar ah diiradda loo saarayo arrimaha jinsiga iyo la-qabsiga isbeddelka cimilada.
Xafiiska Beraha DDs oo kashanaya Mashruuca Xakamaynta iyo Ka Jawaabista Ayaxa Saxaraha ee Degdegga ah (Ethiopian Emergency Locust Response – EELR) ayaa qabtay tababar hordhac ah (Orientation Training) oo loogu talagalay masuuliyiinta iyo khubarada ka socota 34 degmo oo ka tirsan Dowlad Deegaanka Soomaalida
The Regional Bureau of Agriculture, in collaboration with the Nutrition-Sensitive Agri-Food Systems Project funded by the Gates Foundation, organized a Regional Nutrition-Sensitive Agri-Food Systems
1
2
